Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Beelaha ay ka soo kala  jeedaan Allah ha u naxariistee  Dadkii shalay alshabaab iyo SNM ku dileen buuraha Calmadow. Maalintii shalay shirqoolkii ay wada sameeyeen Alshabaab iyo SNM ee dadkii Jaadka loo keenay lagu xasuuqay  waxay ka soo kala jeedeen…

30th September 2024  admin  

Ma kula tahay nimankanii shalay hadaladan Warbaahintan  ka lahaa inay maanta Cabdikariim Qalbi dhagax waxay ugu doodayaan ay ka   tahay Somalinimo? Nimankan maanta u doodaya ONLF  waa kuwii shalay qabiilka ugu diidanaa in Jubbland la dhiso Daawo daqiiqadda 12:26 https://youtu.be/0FpnKRjTgUo…

30th September 2024  admin  

Mooryaantii, mid qori la ordaya  ,  mid qalin wata,  mid kamarada xambaarsan  iyo mid magac  warbaahineed kuu dhuumaalaysanayba aya dhamaantood  waxay mucaarad ku wada yihiin madaxweyne Farmaajo, oo u arkeen inuu halis ku yahay dhaqankooda foosha xun Cabdirisaaq Catoosh oo …

30th September 2024  admin  

Beesha Hawiye oo maamulKii Afraad uga dhawaaqday inta u dhaxaysa Kaantaroolka Koonfurta Gaalkacayo iyo magaalada Muqdisho. https://youtu.be/6unJfSGR7Dk  …