26th July 2024  admin  Category :

Daawo beesha Isaaq oo leh Soomaali anagaa ugu soo horaynay dalka ingiriiska, Hase ahaatee ay taariikhda qorani sheegayso  mid taa ka duwan oo ah in Soomaalidii ugu horaysay ee timaada Boqortooyada Ingiriisku ay ka yimaadeen Saldanada Warsangeli ee Bariga Afrika

Daawo kooxda HAG ee cuqdadaysan ee BBC

Hoos ka akahriso sheeko laga qoray 1924,  Wiil dhalinyaro ah oo  ka soo jeeday Saladanada Warsangeli oo lagu magcaabi jiray Allah ha u naxariistee Ibrahim Ismail Uurcad,  oo markaas  ku sugnaa Ingiriiska, Sida aad hoos ku akhrisan doonto  ardada  Jamacadaha qaarkood ayaa  lloo dhigaan taariikhdan

 

http://www.ourmigrationstory.org.uk/oms/the-travels-of-somali-seaman-ibrahim-ismaai

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*