26th July 2024  admin  Category :

Bulshada ku dhaqan deegaanka Midigale ayaa ku wareejiyey hadiyad dhan lixdan neef oo ari ah shaqaalaha dhisaya wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo. Dadka kalle ee deegaanka ayaa iyana loogu baaqayaa in ay ka qeeyb qaataan dhismaha wadada.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Sawirka Ahmed Sham Mohamed.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*