Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
7th January 2025 admin
Caruur iyo Dumar guryahooda laga soo saaro xaad iyo Axmed Diiriye ayaa meel ku gaari lahaa. Maanata kuwa Dumarka iyo caruurta reer Boosasood Guryahooda ka soo saaraya Saadanbay garan …
7th January 2025 admin
Siyaasiyiinta beesha Hawiye ayaa soo helay xildhibaan ka soo jeeda beesha sade Daarood oo ay isticmaalaan sidii Bare Hiiraale. oo markii maamulka Jubbaland la dhisayey siyasiyiintaasi ay Diyaarad iyo Markab ku soo qarin jireen si uu u fashiliyo maamulkii markaa …
7th January 2025 admin
Hooyo 98 jir ah ayaa u soo guurtay Guri lagu xanaaneeyo wiilkeeda oo 80 jir ah si ay uga war hayso Ada Keating iyo wiilkeeda , Tom, weligood waa wada noolaayeen oo wiilkeedu marna ma guursan Wiilkii ayaa sanadkii 2016 …
7th January 2025 admin
Shir ay isugu yimaadeen Cuqaasha , siyaasiyiinta, haweenka iyo Dhalinyarada ayaa wuxuu ka dhacay Hoteel Sanaag ee magaalada badhan ee gobolka Sanaag. Ururka SSB aya wacyi gelin ka wada guud ahaan gobolka Sanaag iyo sidii looga hortegi lahaa argagixisada …