Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid juxaa oo soo dhoweeyey deeq ka timid Puntland    …

3rd October 2024  admin  

Akhriso  mid ka mid ah qaswadayaasha Soomaaliya halkaa dhigay  qoraalka uu soo dhigay Baraha Bulshada. Halka Soomaali inteeda kale ay Gurmad ugu jiraan sidii ay deeq iyo dawooyin u g aaarsiin lahaayeen  Umaddii Soomaaliyeed ee dhibka loogu gaystay magaalada muqdisho…

3rd October 2024  admin  

Somalia bombing may have been revenge for botched US-led operation https://www.theguardian.com/world/2017/oct/17/somalia-bomber-was-ex-solider-whose-town-was-raided-by-us-forces…

3rd October 2024  admin  

Lacag Aruurin ayaa Caawa  Laga Sameeyay Magaalada Boosaso,taas oo loo aruuriyey  Dadkii Ku Waxyeeloobay Weerarkii Isgoyska Zoobe – Muqdisho. Halkan Hoose ka Akhriso Shirkadaha iyo Shacabka Magaalada Bosaaso Lacagtii ay Bixiyeen. Shirkadaha Dahabshil/Somtel : $ 30,000 (Sodon Kun Oo Doolar).…