26th March 2024  admin  Category :

Ciidamaddii Puntland ee Sanaadiiqda SNM ka hor istaagay gobolka Sanaag intiisa badan ayaa maantana gobolka Mudug ka  ka hor jooga Dadqalatooyinka iyo Mooryaan isa soo  isbahaysatay

Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (PMPF) ayaa la geeyay deegaanka Garacad ee gobalka Mudug.

Ciidamadaan ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayo Habeen iyo Maalin ka fuliya Badda iyo Bariga, waxaana amaanay dadka ku nool deegaanka Garacad.

Garacad ayaa ka mid ah deegaabaha xeebaha Puntland dhaca ee horumarka ku talaabsanaya, waxaana hadda ku sugan dad u yimid ganacsi iyo dalxiis.

Taliyaha Ciidamada PMPF ee gobalka Mudug, Cali Bashiir Cali ayaa sheegay iney u taagan yihiin Har iyo Habeen iney sugaan amniga.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*