29th March 2024  admin  Category :

Wasiirka maaliyadda Puntland Mudane Cabdullahi Carshe ayaa wiilkiisa xabsiga dhigay kadib markey wiilka ey ku caddaatay inuu musuqmaasuqay $19 oo hantidii  dadweynaha ah. Maanta daacadnimada wasiirkan  waxaad ka arki kartaa horumarka ka socda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*