Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Beelaha  Harti taageero ha siiyeen hogaamiyahan xalaasha ah ee reer khaatumo Madaxweyne Ku xigeenka  Khaatumo mudane Bashiir Cismaan Cabdi xaashi,  Oo kamid ahaa Halgamayaashi Dagaaladii Lagu Difaacay gobolka Cayn Ku lahaa kaaalinta weyn oo maanta Loo Doortay Ku xigeenka Madaxweyne …

3rd October 2024  admin  

Faysal Cali Waraabe iyo beesha Isaaq haddii ay horay xasuuq uga  Gaysteen   Cayn, mantana ay u dhaaranayaam  inuu dhiig kale ku daadinayaan  Garowe iyo Buuhoodle. Soo lama gaarin xilligii  la tusi lahaa awoodda kooxdan is mahadisay ee Wuiilka Ciidagale oo …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray magaalaa Addis Ababa. Madaxweynuhu ayaa halkaas kula kulmay Raiisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Haile Mariam Desaglen …

3rd October 2024  admin  

Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23 October 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Jawhar ee caasimadda maamul goboleedka Hir-shabeelle. Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku …