26th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah marbida cusub ee dhawaan Hargeeysa iska dhiibay ayaa codsaday inaan madaxweeynaha cusub ee beelaha Isaaq uusan illoowin heshiiskii horey ay ulla galleen Siilaanyo. Waxaa dhab ah, in marka dadka  ay wax isku darsadaan iyo marka qof marti uu yahay, ay tahay laba wax oo kalla duwan. Teeda kalle, waxaa jira qof waxaan illaahay badin doonaya inuu isagu is baddo taas oo ah masiibo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*