Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Tobon sano oo AMISOM kala ilaalinaysay   reer Muqdisho bahdilkan ayeey keentay . Maanta   …

3rd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Madaxda dowladda Turkiga iyo mas’uuliyiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 25 october 2017 sagootiyey 204 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalalka Ethiopia iyo Suudaan, waxaana ay ardaydani isugu jirtaa ardayda sanadkani kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga …

3rd October 2024  admin  

Madaxweeynaha Puntland Gaas ayaa furay kalfadhigii 40aad ee Baarlamaanka Puntland. Sidoo kalle, waxaa kalla qeeyb qaatay Guddoomiyayaasha labada aqal ee Fedeeraalka Soomaaliya. Allsanaag.com…