26th April 2024  admin  Category :

Bal ka waran adiga oo maqaarkaagu dildilaacay, dhar aadan xiran karin, qoraxda iyo duqisgana ay ku dhibayaan. Hadaba, carruur wallaalaha oo maqaarka ka xannuunsan ayaa ummada Soomaaliyeed ugga baahan caawinaad si daryeel caafimaad ay u hellaan. Ogoowna arrimaha qaarkood looma eego qabiil iyo deeggaan toona.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*