Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow oo furay shirka wadatashiga madaxdii hore Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay ‘shir wadatashi ah’ oo ay kasoo qeybgaleen madaxdii hore iyo siyaasiyiiin kale, kaas oo ka furmay hotelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirka ayaa looga …

30th September 2024  admin  

Waa kuma ninka Messi u eg ee magaca cayaartoyga ku khiyaamay haween badan? Waxaa jirta aaminaad hore oo soo jeedinaysa in qof kasta oo adduunka ku nool uu leeyahay toddobo qof oo u eg. Inkastoo aaminsanaanta laga yaabo inaysan sax …

30th September 2024  admin  

Hal qof ayaa ku geeriyooday ugu yaraan lix kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray dab ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso. …

30th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xilalka u kala wareejiyey Wasiirada cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi …