Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Kal-fadhiga 2-aad  fadhigiisa 15-aad ee Baarlamaanka Aqalka Sare ee DFS. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 Nov 2017 magaalada Muqdisho kaga qayb galay kalfadhiga 2-aad  fadhigiisa 15-aad…

4th October 2024  admin  

Heshiiskii  Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah, ayaan lagu soo darin sadexdan qodob 1- Khilaafka ka jira Kjhaliijka ee samaameeyey siyaasadda Soomaaliya ayaan  lagu soo qorin warmurtiyeedkii maanta , In Qatar la raacay, in dhex dhexaad laga yahay Carabta …

4th October 2024  admin  

Xisbiga  Amiin Caamir taageersan yahay ee Kulmiye maxaa looga mudaharada Laascaanood? labo cisho ka hor ayaa magaalada Laascaanood waxa looga mudaharaaday oo ka cararay hogaamiyaha Xisbiga Beelaha Isaaq ee Habar jeclo iyo Habar Awal ee Kulmiye ee uu la dhacsan …

4th October 2024  admin  

Amiirkii ugu taajirsanaa dalka sacuudiga ayaa xabsiga la dhigay Dawladda Sacuudi careebiya ayaa shaqadii ka Cayrisay tiro Wasiiro ah waxayna xabsiga dhigtay Amiiro ku abtirsada Qoyska reer Ala Sacuud, ka dib markii gudig  dhowaan la magcaabay ay ku heleen musuqmaasaq …