Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
13th January 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ayuu ku dhashay waxna ku bartay nimankani ma kuula egyihiin kuwo Muqdisho joogay ka hor 1991 Sawirka hoose waa Cabdi Shakuur, Odowaa iyo Fiqi, waa nimanka maanta ku doodaya in beelaha Soomaaliyeed qaarkood ay marti ku yihiin …
13th January 2025 admin
Degmada Buraan Ee Gobolka Sanaag ayaa Markii u horeysey Waxaa laga hirgeliyey balayaasha Solarka Cadceeda Ku shaqaya’ Xili koronto la’aan ay ka jirtey Magaalada gudeheeda. Hay,adda FSF oo Mashariic dhowra kawadey Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Mashruucan Fulisay ,Waxayna gudaha …
13th January 2025 admin
Sawirka maanta Maalmihii Cali Buureed uu maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin u shaqaynayey inta Tiknimo iyo maleeshiyaad la soo siiyo ayaa lagu amri jiray inuu weerar ku qaad Dhahar iyo degaanada hoos yimaada oo uu isagu ka …
13th January 2025 admin
Markii ay madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirka arimuhu gudaha noqdeen siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Daarood maxay u istaageen wada hadalkii Hargaysa iyo Muqdisho?. Sideedii sano oo ina soo dhaaftay Soomaaliya waxa madaxweyne ka ahaa siyaasiyiin ka soo jeeday Beesha Abgaal …