26th July 2024  admin  Category :

Markii ay  madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirka arimuhu gudaha noqdeen siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Daarood maxay u istaageen wada hadalkii Hargaysa iyo Muqdisho?.

Sideedii sano oo ina soo dhaaftay Soomaaliya waxa madaxweyne ka ahaa siyaasiyiin  ka soo jeeday  Beesha Abgaal ee  Hawiye  oo wasiiradooda  arimaha Gudaha mar walba ahaayeen siyaasiyiin ka soo jeeda  beesha Habar Gidir ee  Hawiye. Siyaasiyiintan ayaa mar walba wada hadalo xaaraan ah oo sharci  aan ahayn waxay si dhuumasho ah ugala kulmi jireen maamulka SNM oo  Madaxweynaha iyo wasiirkiisu arimaha gudaha ay iyaguna  ka soo jeedeen beesha Isaaq.

Hadaba waxa is waydiin mudan wadahadaladii la sheegi jiray ee ay ku wada hadli jireen SNM iyo USC, ee lagu qaban jiray Turki, Imaaraadka Carabta, Jabuuti  maxay u istaageen markii uu madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu dalka madaxweyne ka noqday, soona magcaabay wasiirkiia arimaha gudaha Mudane Cabdi Faarax Juxa

Sawirka Khalil Ibrahim.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*