18th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo Muqdisho ayuu ku dhashay waxna  ku bartay nimankani ma kuula egyihiin kuwo Muqdisho joogay ka hor 1991

Sawirka hoose waa Cabdi Shakuur, Odowaa iyo Fiqi, waa nimanka maanta ku doodaya in beelaha Soomaaliyeed qaarkood ay marti ku yihiin magaalada Muqdisho ee Casimadda Soomaaliya . Waa dhalinyaradii loo balan qaaday iyaga oo Mudug iyo Galguduud jooga  in loo hayo Guryo dadkii lahaa qaarna la dilay intii soo hartayna la qaxiyey. Waa dhalinyaradii markhaantiga nool ahaa  oo joogay Dilkii, kufsigii bililiqassii ay jabhadda USC ka samaynaysay Koonfurta Soomaaliya . Waa dhalinyardii  Muqaawimada noqtay xilligii  madaxweyne Cabdulaahi yuusuf uu dalka ka talinayey  , iyaga oo qabiil ku diidanaa . Waa dhalinyaradii Damuljadiid ee Xisbiga Xasan Calsoow. Waa dhalinyarada maalintii warbaahinta hor taagan habeenkiina Alshabaabka ku abtirsada 

https://allsanaag.com/galaal-iyo-taariikhdiisa-madow/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*