Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka koobna labada gole iyo Masuuliyiin kale Xildhibaano katirsan Baarlamaanka JSF iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa wafdiga Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradah Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Muqdisho u yimid ka …

5th October 2024  admin  

Mid ka mid ah marbida cusub ee dhawaan Hargeeysa iska dhiibay ayaa codsaday inaan madaxweeynaha cusub ee beelaha Isaaq uusan illoowin heshiiskii horey ay ulla galleen Siilaanyo. Waxaa dhab ah, in marka dadka  ay wax isku darsadaan iyo marka qof …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa manta 01 December 2017 dalka dib ugu soo laabtay, kana soo degey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland, kadib safar shoqo oo ay ugu maqnaayeen …

5th October 2024  admin  

Waxaa muuqata in dalka Soomaaliya ay nabadda ku soo noqoneeso mar haddii meel kasta si fiican looga xusay mawliidka Nabiga Naxariis iyo Nabadgellyo Korkiisa ha Ahaatee. Ummada Soomaaliyeed waxaa warreeriyey niman sheegay in Soomaalida markii horre aysan diin fiican heesan, …