Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Muqdisho, Disembar 05, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii Lix biloodlaha ahaa ee ay higsaneysay muddadii koobnayd ee ay jirtay. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha …

5th October 2024  admin  

Maraykanka Oo Soomaaliya Gallinaya Lacag Horumarineed Oo Gaaraysa 300 oo Million$ https://youtu.be/v0ouDjRkxEk Today I had the honor of co-signing a landmark development agreement (DOAG) with the US Gov’t (USAID). First in over 30 years and worth over $300mln. From now …

5th October 2024  admin  

Bulshada caalamku iyo madaxda Federaalka Soomaliyeed  haddii ay dhego wax maqlo leeyihiin, madaxweyne Gaas khudbad qiimo leh ayuu ka hor akhriyey …

5th October 2024  admin  

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo sharci la’aan ku ah dalka Talyaaniga ayaa dawladda Talyaaniga waxeey u sheegtay in Soomaalinimadooda ay soo caddeeyaan si sharciga loo siiyo, kana soo cadeeyaan Soomaalinimadooda safaarada Soomaalida ay ku leedahay dalkaasi Talyaaniga. Hadaba, dhalinyaradaas ayaa la xiriiray …