29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane.Muxamed C/laahi Farmaajo ayaa iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Goordhowayd soo gaaray Degmada Waaciye ee Puntland.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Waxa soo Dhoweyn Ballaaran u Samweeyey Maamulka Degmada Waaciye iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan.

Halkan Hoose ka Daawo Sawiro Hordhac Ah Wararkeena dame kala soco Warkan oo Faahfaahsan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*