26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii horre ee Puntland Faroole oo shir jaraa’id qabtay shalay ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ku jirto arrinta dagaalkii Tukaraq oo ay ku soo qaadeen beesha Isaaq iyo marabi ay wateen, waxa uu ku taageeray beesha Isaaq dagaalka ay soo qaadeen. Waxaa uu sidoo kalle si aan ixtiraam laheen uu u weeraray Madaxweeyne Puntland Gaas. Marka la isku soo duubo hadalka Faroole ee shalay waxa uu ahaa mid dadka Puntland lagu kalla qeeybinayo, iyadoona la iska dhisayo dadkii duulaanka soo qaaday.

Hadaba waxaa hadalkaas foosha xun ee uu Faroole shalay sheegay wax ka yiri siyaasiyiin ka tirsan Puntland, gaar ahaan siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Nugaal. Wixii ay ka yiraahdeen hadalkii Faroole fadlan hoos ka daawo.

Hadalkii canatara baqashka ahaa ee uu Faroole yiri fadlan ka daawo muuqaalka Hoose

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*