Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
15th January 2025 admin
Xaruntan Ganacsi ayaa Waxa Lagu Magacaabaa Rays Park,waana goob si weyn looga shaqeeyey,loona dhamaystiray Dhamaan Wixii Looga Baahnaa. Rays Park Waxay ku taal Beertii Hore Ee Ilma Cismaan Xasan (Jurille),waana goob ganacsi oo dhul baaxadweyn leh ku fadhida,waxayna ka koobantahay …
15th January 2025 admin
Akhriso websitka beesha Isaaq Marabbida u sameeyeen . Mar waxay leeyihiin madaxweynaha Tabarta yar, marna waxay leeyihii madaxweyne farmaajo u ma booqan jidka Ceel daahir, iyaga oo donay inay amni xumo ka abuuraan gobolka . Xaqiiqdu waa Madaxweynaha Soomaaliya , …
15th January 2025 admin
BBcda laanteeda af Soomaaliga waa Warbaahin Cadow ku ah Puntland. Waa mirihii uu beeray Yuusuf Garaad. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo. 500 oo km ayuu nabbad ku maray, degaan kasta uu madaxweynuhu marayey waxa lagu soo dhoweenayey gacmo furan iyo …
15th January 2025 admin
Madaxweeynaha DF ee Soomaaliya Maxamed Ca/llaahi Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso. Allsanaag.com…