Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada Buurtinle kusoo dhoweeyey maamulka degmada Buurtinle, nabadoono …

6th October 2024  admin  

Oromada iyo Soomaalida ayaa daggaalo ay dad badan ay ku dhinteen ayaa ay ku dhexmareen deegaano ka mid ah dhulka ay deggaan labadaa ummadood. Hadaba, sababta kalliftay dagaaladaas soo noqnoqday fadlan ka daawo muuqaalka hoose. Allsanaag.com…

6th October 2024  admin  

Wasiir Maaliyada ee DF Bayle ayaa ka waramay xaalada guud ee maaliyada dalka Soomaaliya. Bayle ayaa sheegay in Soomaalidu uu illaahay nimco siiyey balse ay ka gaajoonayaan, wellibana ay door bideen dawarsiga shisheeye. https://youtu.be/PdE3bW9JSDI Allsanaag.com…

6th October 2024  admin  

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December, 20, 2017 Wakaaladda Wararka dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay:                      Dastuurka dawladda Puntland. Markuu arkay:                      Tala soo jeedinta …