7th December 2021  admin  Category :

Si dagaalka Beelaha Habar jeclo iyo Habr yoonis loo joojiyo, ayaa siyasiyiintii Isaaq hadda  waxay bilaabeen inay yiraahdaan  dhulka lagu dagaalamayo horay waxa u lahaan jiray    beesha Dhulbahante intii aynu Somaliland samaysan . Haddii aad dagaalka sii wadaan oo aad joojin waydaan Faqashtii ayaa ku soo laabanaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*