28th March 2024  admin  Category :

Magaalada Hargeeysa waxaa cabasho ay ka soo yeereesaa dadka xirfadlayaasha ee ku shaqeeysta timo jarida kuwaas oo sheegay in shaqooyinkoodii ay qaateen timo jarayaal Itoobiyaan ah. Hadaba, Itoobiya waxa ay dhulka ay ka tilayaan maamulka Hargeeysa kala baxaan lacagta ugu badan taas oo ka timaada qaadka.

Siyaasiyiinta maamulkaas weey dareensan yihiin inaan iyaga wax dhaqaalo ah ka soo gallin dalka Itoobiya. Dunida marka laba wadan wax kalla iibsigooda la qiimeeynayo waxaa la eegaa inta aad adigu u dhoofisay wadankaas iyo inta uu kuu soo dhoofiyey dalkaaga haddii uu kaa batto isaga waxa uu kuu soo dhoofiyey adiga ayaa qasaaro ku jira, balse haddii aad adigu ka badato adiga ayaa faa’iido qabaya. Maamulka Hargeeysa inta ay is leeyihiin ka carara Soomaalida ayeey maalinba maalinta ka danbeeysa ay ballaayo luqunta gashanayaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*