29th March 2024  admin  Category :

Waa kuwama Wadmada dadkiisu   ay xornimada ku joogaan iyo kuwa la caburiyo?

88 dal, oo  ay ku jiraan Maraykan iyo Ingiriisku waxa lagu sheegay inay yohiin  dadka nooli, dad  xor ah oo aan hogaankoodu caburin
Laakiin 49 dal oo ay ka mid Thailand, Egypt, China, Russia and Turkey waxa lagu sheegay inaanay xor ahayn dadka dalalakaas ku nool
Dalalaka Scandinavian laysku yiraahdo ee Finland, Norway iyo Sweden waxa lagu sheegay Boqolkiiba boqol inay dadkoodu xor yihiin.
Syria South Sudan iyo Eritrea ayaa kala galay kaalinta kowaad, labaad iyo sadexaad wadamada dadkooda la caburiyo.

Soomaaliya Todoba dal ayaa ka liita, Kor ayeey u soo kacday intuu Allah ma cadaabaha Maxamed Cabdulaahi madaxweynaha ka noqday Soomaaliya

 

Some 88 countries, including Britain and America, were seen as being 'free' while 49 - including the likes of Thailand, Egypt, and Turkey - were deemed to be 'not free'

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*