Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
19th January 2025 admin
Adeer Isaga oo Siisoow soo raacay ayaad intaad Sitaay ma noogto soo saarteen ugu sii daraysaan sii siko. Waqtigii uu socday dagaalkii Soomaalida iyo Itoobiya ee 1977, ayaa gobolka Sanaag waxaanu ka raacnay gaari Siisoow ah, uu lahaa Allah ha …
19th January 2025 admin
C/qaadir Maxamed Nuur, oo magaciisii afgarashada Alshabaabka xiligii uu ka tirsanaa ahaa (General Jaamac iyo Jaamac Abu-Jihaad). laakiinse hadda ku magacawnaa Taliye Ku-Xigeenka Nabad-sugidda Qaranka ee (NISA)ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho lagu xiray. Sababta lagu xiray …
19th January 2025 admin
Shirka Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Sharciga Shirkaddaha iyo magacaabista taliyeyaasha Ciidanka Booliiska, Nabad sugidda iyo …
19th January 2025 admin
Dawladda Federaalka ayaa la fillayaa in ay dhawaan wada hadal la furi doonaan beesha Isaaq. Hase ahaatee, waxaa haboon in la qeexo cidda lala hadlayo. Cidda lala hadlayo waa ineey noqotaa beesha Isaaq oo iyadu ah midda dhibaato ka tirsaneesa …