26th April 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ayaa la fillayaa in ay dhawaan wada hadal la furi doonaan beesha Isaaq. Hase ahaatee, waxaa haboon in la qeexo cidda lala hadlayo. Cidda lala hadlayo waa ineey noqotaa beesha Isaaq oo iyadu ah midda dhibaato ka tirsaneesa dawladdii horre ee Kacaanka, waana iyaga kuwa doonaya ineey goostaan.

Marnaba yeeysan dawladda federaalka ka yeelin beeshan Isaaq ineey la soo shirtagaan wax la yiraahdo Soomaaliland. Biritish Soomaaliland waxaa la isku oran jiray intii gumeeystihii Ingiriiska uu joogay, marka waa ineeysan dhicin in beel dooneeysa dhul aysan laheen laga dhageeysto waxa ay sheeganayaan, waana in Isaaq ahaan loola hadlaa.

-Beesha dooneeysa ineey goosato waa beesha Isaaq, waana midda wax ka tirsaneeysa Soomaaliweeyn;

-Dhulbahante, Gudibiirse iyo Warsangelli ma ahan dadka doonaya ineey goostaan, waxeeyna doonayaan in Soomaaliweeyn ay ka mid ahaadaan.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*