Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Marabi u shaqeeysa beesha Isaaq ayaa ka hadashay dagaalka ka soo cusboonaaday Tukaraq. Marabidan waxeey yiraahdeen, “Maamulka Puntland keeb la yurur buu ahaa, dad buu leenayey, deeggaanuu weerarayay, waxaadna moodaa inuu caadeeysto inaanu turrin oo dariska u turrin, oo naftiisa …

7th October 2024  admin  

Caruurtii reer Guuraaga reer  Maakhir,  ee laga afduubtay degaanada Raacinta ee buuraha Calmadow, ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan ay sii daayaan argagixisadii horay  u afduubatay. 9 Caruur ah  iyo labo qori oo aqal Soomaali laga maqan yahay laga qaatay …

7th October 2024  admin  

Isimada Puntland oo Hadhimo Sharaf Quraaceed u Sameeyay   Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha dawladda DF ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta14 january 2018 waxaa martiqaad quraac sharaf ah u …

7th October 2024  admin  

Suldaanka Beesha Habar yoonis oo sheegay in  beelaha nabbada iyo nolosha u diidan   Gobolada Sanaag iyo Sool ay yihiin Habar awal iyo Habar jeclo. Beesha Garxajis ayaa sheegtay ineeysan qeeyb ka aheen dagaal lagu qaado dhulka Daarood ayna quseeyso oo …