27th April 2024  admin  Category :

Marabi u shaqeeysa beesha Isaaq ayaa ka hadashay dagaalka ka soo cusboonaaday Tukaraq. Marabidan waxeey yiraahdeen, “Maamulka Puntland keeb la yurur buu ahaa, dad buu leenayey, deeggaanuu weerarayay, waxaadna moodaa inuu caadeeysto inaanu turrin oo dariska u turrin, oo naftiisa u turrin, oo diintooda iyo dadnimadooda aan u turrin.” Hadaba, waxaa la yaab leh nimankan hadlaya miyeey illaaween dhibaatada beesha Isaaq ay ka geeysteen deeganadooda, wellina ay ku hayaan?

Isaaq wuxuu sheeganayaa adiga iyo dhulkaaga, wellibana sheegasho qasab ah oo aadan raalli ka aheen, wuxuuna taagan yahay xudduudaan soo xirayaa. Meesha dadka Puntland aysan dooneen dhulkaaga. Hargeeysa marabida joogtaa ee kuraasta magac u yaalka ah hayaa waa kuwo markii la doonana feer kursiga looga kiciyo, markii la doonana feer lagu fariisiyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*