28th March 2024  admin  Category :

Caruurtii reer Guuraaga reer  Maakhir,  ee laga afduubtay degaanada Raacinta ee buuraha Calmadow, ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan ay sii daayaan argagixisadii horay  u afduubatay. 9 Caruur ah  iyo labo qori oo aqal Soomaali laga maqan yahay laga qaatay ayeey soo celiyeen argagixisadu. Warkan gadaal ayaan ka soo shegaynaa wixii ku soo siyaada

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*