5th December 2023  admin  Category :

BBCda qeebta afka Soomaaliga ayaa dhawaan cinwaan ugga dhigtay booqashadii Farmaajo ee Boosaaso, “Madaxweeyne Farmaajo Miyuu u Bareeray Halista Galgala.” arrintaas ayaa ka careeysiisay shacabka Puntland. Hadaba, waxaa warbixin ka diyaariyey Radio Daljir iyo aragtida dadweeyanaha.

Shacabka Puntland oo ka Carooday qoraal BBC qortay (dhegayso)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*