26th July 2024  admin  Category :

Suldaanka Beesha Habar yoonis oo sheegay in  beelaha nabbada iyo nolosha u diidan   Gobolada Sanaag iyo Sool ay yihiin Habar awal iyo Habar jeclo. Beesha Garxajis ayaa sheegtay ineeysan qeeyb ka aheen dagaal lagu qaado dhulka Daarood ayna quseeyso oo kalliya Habar Jeclo iyo Habar Awal. Si kastaba ha ahaatee, beesha Isaaq ama habro ha isku ceersadaan ama ha iska daayaan waa in laga saaraa Sool iyo Sanaag.

https://youtu.be/-ozG-BoZo8I

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*