18th April 2024  admin  Category :

Isimada Beelaha Isaaq oo ku heshiisyey in  la difaaco dhulka xooga ay ku haystaan ee gobolada Sanaag iyo Sool. Beesha Habar jeclo ayaa arintaa loo xilsaaray oo horay dagaalo uga riday degaanada  Maygaake iyo Kalshaale oo  hoos taga gobolka Cayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*