Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo “Dhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida …

7th October 2024  admin  

Allaha ha u naxariistee Saado Cali Warsame iyo midnimada Soomaaliya …

7th October 2024  admin  

Garaad Saleeban Garaad Maxamed iyo Masuuliyiin ka tirsan dawladda Puntland oo si kulul uga hadlay Hanjabaadaha maamulka Hargeysa, si cadna u shaaciyey jawaabta dawladda ee ku wajahan xoreynta Gobalka Sool. …

7th October 2024  admin  

Maamulka Galmudug markii la dhisayey ayaa lagu heshiiyey in Cadaado ay ahaato caasimada kumeel gaarka ah hadhawna loo raro magaalada Dhuusamareeb. Waqtigan oo Alhlusunna lala heshiiyey taas oo ka tallineeysay magaalada Dhuusamareeb ayaa reer Cadaado waxeey billaabeen ineey mucaaradaan heshiiskaas.…