Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa ah shaqsiyaad ku xeel dheer sida loo faafinyo wararka beenta ah ayaa maalmahaan la soo baxay sheeko lagu cabsi gellinayo Madaxweeyne Farmaajo. Sheekadan ayaa ah in Farmaajo adeerkiis Maxamed Siyaad Barre allaha u naxariistee uu xasuuqay …

9th October 2024  admin  

Ganacsatada Muqdisho ” dekedii Muqdisho waa xidhnay, suuqii Bakaaraha waa xidhnay Villa Soomaaliyana waa xidhaynaa ilaa  waa inagii horayba u xidhnay” Dhiig miiratadii biliqadii 1991 ka lacagaystay guryahooda ayeey jiifaan, Muruq maalkii Soomaaliyeed oo qoysaskooda xamaalka ka masruufan  jiray iyagu  …

9th October 2024  admin  

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabadoonada sida weyn looga yaqaano Gobolada Koofureed ee Soomaaliya. Nabadoonka oo muddooyinkii u dambeeyay xanuunsanaa ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee degmada …

9th October 2024  admin  

Adeer Isaga oo Siisoow soo raacay  ayaad intaad  Sitaay ma noogto soo  saarteen  ugu sii daraysaan sii siko. Waqtigii uu socday dagaalkii Soomaalida iyo Itoobiya ee 1977, ayaa gobolka Sanaag waxaanu  ka raacnay gaari Siisoow ah, uu lahaa Allah ha …