![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/02/yariisoowAS-624x416.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Ganacsatada Muqdisho ” dekedii Muqdisho waa xidhnay, suuqii Bakaaraha waa xidhnay Villa Soomaaliyana waa xidhaynaa ilaa waa inagii horayba u xidhnay”
Dhiig miiratadii biliqadii 1991 ka lacagaystay guryahooda ayeey jiifaan, Muruq maalkii Soomaaliyeed oo qoysaskooda xamaalka ka masruufan jiray iyagu Milicda ayeey taagan yahay