Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2024  admin  

BBcda laanteeda af Soomaaliga waa Warbaahin Cadow ku ah Puntland. Waa mirihii uu beeray Yuusuf Garaad. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo. 500 oo km ayuu nabbad ku maray, degaan kasta uu  madaxweynuhu marayey waxa lagu soo dhoweenayey gacmo furan iyo …

13th May 2024  admin  

Madaxweeynaha DF ee Soomaaliya Maxamed Ca/llaahi Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso.     Allsanaag.com…

13th May 2024  admin  

Madaxweeynihii horre ee Puntland Faroole oo shir jaraa’id qabtay shalay ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ku jirto arrinta dagaalkii Tukaraq oo ay ku soo qaadeen beesha Isaaq iyo marabi ay wateen, waxa uu ku taageeray beesha Isaaq …

13th May 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane.Muxamed C/laahi Farmaajo ayaa iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Goordhowayd soo gaaray Degmada Waaciye ee Puntland. Wafdiga Madaxweynaha ayaa Waxa soo Dhoweyn Ballaaran u Samweeyey Maamulka Degmada Waaciye iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan. Halkan …