Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Illaa iyo hadda Maamulka Hargeeysa ayaan weli ka hadlin jabkii maanta loogu geeystay ciidankoodii ka joogay Gooja Cadde. SNMta ayaa Burco ku ururinaysa ciidankii Gooja Cadde lagu soo jabiyey iyo kuwo meellaha kale laga keenay, iyadoo ciidankaas laga dhigayo in …

28th September 2024  admin  

Waxaa maanta SNMta gacanta looga dhigay saldhigii Gooja Cadde, waxaana ku dhacay anfariir iyo argaggax kadib markii la burburiyey ciidankii joogay dhinaca Maraaga. Kibir illaahay ayuu u sugnaaday, mana jirto qof bini’aadam ah oo kibri kara, maantana SNMta waxeey hayaan …

28th September 2024  admin  

Hub ka dhigis lagu sameyey Maleeshiyaakii SNM ee ku sunnayd gobolka Sool. Ciidanka SSC, ayaa saaka u xoog sheegtay maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa Maraaga, taas oo sababtay in imarkii danbe hub ka dhigis lagu sameeyo maleeshiyaadkii beelaha Isaaq …

28th September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa laga siidaayay xabsiga Fulton County ee magaalada Atlanta, ku dhawaad 20 daqiiqo oo uu halkaas ku jiray, kadib markoo lagu soo eedeeyay dambiyo la xiriiran isku daygii uu ku doonayay in uu ku …