Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Wasiirka Caafimaadka XFS oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay Agaasimaha gurmadka deg degga ah ee xafiis Goboleedka Hay’adda Caafimaadka …

28th September 2024  admin  

Marka qoom ay rogmanayaan, waxaa ka luma dariiqa toosan ee illaahay uu na faray. Odayaal ka mid ah kuwa Isaaqa ayaa ku baaqay in dagaal lagu qaado Laascaanood.  Waxaa isweeydiintu ay tahay, maxaa Isaaq ka yaal Laascaanood? Hase ahaatee, odayaasha …

28th September 2024  admin  

Beesha Ugays-labe oo Galabta Buuhoodle ka Dirtay geel Alle Bari ah oo loogu talo Galay Ciidamada ssc Khaatumo ee Maanta Guusha Gaadhay. Waxgaradka Buuhoodle ayaana LA wareegay Geelan …

28th September 2024  admin  

Nairobi dadweyne oo ruxaya Calanka SSC-Khaatumo oo isagu soo baxay wadooyinka magaalada Nairobi dadweynaha oo ruxaya Calanka SSC-Khaatumo oo isagu soo baxay wadooyinka magaalada hadda Guusha aay Gadhay Dagalkii manta pic.twitter.com/pxtU6NKRC2 — Gaas J Keey (@YonisYasin1) August 25, 2023 …