26th July 2024  admin  Category :

Marka qoom ay rogmanayaan, waxaa ka luma dariiqa toosan ee illaahay uu na faray. Odayaal ka mid ah kuwa Isaaqa ayaa ku baaqay in dagaal lagu qaado Laascaanood.  Waxaa isweeydiintu ay tahay, maxaa Isaaq ka yaal Laascaanood?

Hase ahaatee, odayaasha Harti oo illaahay uu ku manaystay caqli ayaau soo jeedinaya beesha Isaaq in caqliga uu shaqeeyo, balse hadii dagaal ay u xiisa qabaan ay heli doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*