Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Waare oo uga digay madaxweyne Xasan in uu la safro Wasiirkiisa Gaashaandhiga Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa digniin u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la filayo in uu dhawaan booqdo deegaano ay ka mid tahay deegaanka …

28th September 2024  admin  

Muuqaalada guud ee Xafladda daah-furka Fariisinta Goleeyasha Deegaanka Degmooyinka Puntland ee ka dhacday Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. …

28th September 2024  admin  

Shariif oo difaacay mowqifkiisa ku aadan dagaalka Al-Shabaab Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa difaacay mowqfikiisa ku aadan dagaallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Shariif ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook ku yiri “Mowqifkeena …

28th September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug People of #Galkacayo warmly welcome Ahmed Karash VP of Puntland, with chants of #Goojacade following its liberation from #Somaliland militia. pic.twitter.com/xkaHz75bzc — Osman-Barkhad (@Nugaalgodan2) September 1, 2023 …