Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Dawladda Puntland oo deeq gaarsiisay bulshadii ay waxyeeladu ka soo gaartay dabkii ka kacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.Deeqdan oo loogu tala galay 400 oo qoys ayaa gudiga gurmadka Dawladda Puntland ay ku wareejiyeen Maamulka degmada Laasqoray iyo culimo. …

28th September 2024  admin  

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil: “Rag Senataro u badan ayaa Laascaanood tagay kuwaas oo Maamulka SSC-khaatumo ka dalbaday in DFS lagu wareejiyo maxaabiista Somaliland si SSC aqoonsi uga hesho DFS, dhaqaalahana loogu fasaxo …

28th September 2024  admin  

Xildhibaanad Ilham Cumar oo qaraabo siyaar ugu tagtay RW Xamze Ilhaam Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maraykanka, lagana soo doorto Minnesota’s 5th District ayaa magaalada New york oo lagu qabanayey shirkii Golaha amaanka Qaramada Midooby waxay kula kulantay …

28th September 2024  admin  

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, Horumarinta Dhaqaalaha, Wax Soosaarka, Xuquuqda aadanaha, …