Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Culusoow iyo qaraabadiisa ayaa mar kale noqotay dawladda ugu musuqmaasaq badan Caalamka oo dhan …

27th September 2024  admin  

Tuuga aan dharka bedelan ee gacanta wada mariyay suuqyada Soomaalida Baraha bulshada ee Soomaalida waxaa kuu baahay muqaalo ay duubtay kaamirada CCTV, oo muujinaya nin dhallinyaro ah oo dhex taagan tukamao kala duwan, kaas oo ay ganacsatada qaar ku sheegeen …

27th September 2024  admin  

Qofkii Madaxweye Culusoow wax ka sheega danbiile waana la xirayaa sidas waxa yidhi Sarkaal sare oo ka tirsan Mooryaanta Muqdisho If this policeman is correct about the referred law, Somalia is ANTI Freedom of Speech! Although, he quickly corrected himself …

27th September 2024  admin  

Muuqaalka nin Soomaali ah oo la ciyaaraya libaaxyo ayaa ku baahay baraha bulshada ee wadamado badan oo Afrikaan ah, iyaga oo ku tilmaamaya inuu yahay baadari adeegsanaya awoodiisa si uu u rabaayadeedyo libaaxyada. Muuqaal kooban oo uu ninkaan xiran yahay …