Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Gudoomiyihii Baarlamaanka Maraykanka oo mooshin xilkii looga qaaday Taariikhda Maraykan oo qarniyo Dioqraadiyad soo ahayd ayaa markii ugu horay Mooshin laga keeny Gudoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Maraykanka. Mooshinka ayaa waxa ka keenay qaar ka mid ah xag jirka Xisbigiisa …

27th September 2024  admin  

Kaalinta Mareykanka ee xallinta xiisadda India iyo Canada Tan iyo markii Canada ay sheegtay in wakiilo ka tirsan dowladda India ay kaalin ku lahayaeen dilka hoggaamiye Sikh oo ka dhacay ciidda Canada, xiriirka diblomaasi ee labada dal ayaa xumaaday. Waxaa …

27th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay …

27th September 2024  admin  

Hooyo xaamilo ah oo ku dhimatay hoobiye ku dhacay gurigeeda Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa khasaarraha ka dhashay tiro hoobiyayaal ah oo saaka ku dhacay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoog ah ayaa …