Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya? Ciidamada Cirka ee Soomaaliya ayaa mar ka mid ahaa kuwa ugu awoodda badan qaradda Afrika, waxaynka ku qalabaysnaayeen, diyaarado iyo qalab kale oo markaas casri ahaa. Soomaaliya waxaa kaga horreeyay dhanka awoodda …

27th September 2024  admin  

Boqollaal ka tirsan ciidamadii tababarka ugu maqnaa Eritrea oo lasoo celiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u soo celisay boqollaal ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo sannadihii ugu dambeeyay lagu tababaray waddanka Eritrea, iyada oo la filayo in bishan Oktoober dib …

27th September 2024  admin  

Cunug asalkiisu Falastiini yahay oo lagu dilay Maraykanka Wadea Al-Fayoume, oo 6 jir ah -ahna Palestinian-American ayaa Mindi lagu dilay gurigiisa hortiisa ee magaalada Chicago isaga oo la socda hooyadiis, Hanaan Shahin, iyadu cisbitaalka ayeey ugu jirtaa dhaawac halis ah…

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Bayaankan ayaa intaas ku daray in madaxweynuhu uu xeer madaxweyne uu …