Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee furitaanka Kalfadhiga 53-aad Golaha …

27th September 2024  admin  

Deni oo soo dhaweeyey jadwalka doorashada Puntland, ka horyimid go’aannadii Madasha Qaran Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta furay kalfadhiga 53-aad ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlayay marxaladda maamul goboleedka Puntland iyo weliba siyaasadaha qaran ee dawladda federaalka.…

27th September 2024  admin  

Xildhibaanadda Soomaalida ah ee taageerada Falastiin darteed looga saaray gole baarlamaan Xisbiga NDP ee dowlad goboleedka Ontario ayaa xildhibaan Sahra Jamac ka saaray xubinta guddiga kadib faallooyin la xiriira Gaza ee muran dhaliyay. Hogaamiyaha xisbiga Marit Stiles ayaa sheegtay in …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo Brussels kula kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel. Labada Madaxweyne ayaa isla soo qaaday arrimo ay …