Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Waxay muddo qarni ka badan baadigoobayaan madaxyadii awooweyaashood Isaria Anael Meli oo u dhashay dalka Tanzia ayaa in ka badan 60 sano baadi goobaya qaybo ka mid ah jirka awoowgiisa. waxaa uu rumaysan yahay in haraadiga awoowgiisa uu yaalo madxafka …

27th September 2024  admin  

Cali Cosoble” Farmaajo iyo Fahad waxa ay rabeen in ay Hawiye barakiciyaan oo ay AS dalka ku wareejiyaan. …

27th September 2024  admin  

Ra’isul wasaare Xamse Cabdi Barre” haddii aan dooneyno inaan kobcino dhaqaalaha dalka waxaa muhiim ah inaan ilaalino oo suuq u raadino ganacsiga gaarka ah”. …

27th September 2024  admin  

Bankiga Ziraat Katilm ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furayay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo Ziraat Katilim, Waxaana kasoo qeyb-galay …