Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Prof Cabdi Samtar ” Madaxweynaha waxaan ku oran lahaa Soomaalina ku leedahy Masaajidka Ciyaarta & Ruwaayada ka dhaaf” …

25th September 2024  admin  

Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa safar la xiriira ‘u kuurgelidda xaaladaha bini’aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay Jubaland, dardar-gelinta howl-galka wajiga labaad ee dagaalka …

25th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda …

25th September 2024  admin  

Sidee ku noqotay Garowe Caasimadda Puntland? sasbtii maalintaa jirtay ee loogu doortay sax ma ahayd? Intaan maamulka Puntland la dhisin ayaa beesha Majeerteen waxay shir ku qabsadeen magaalada Qardho ee gobolka Bari. Shirkaas ayaa ku dhamaaday Khilaaf,   ka dib markii …