Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Go,aankii maanta soo baxay maahayn mid sax ah , anoo dadkeyga u daneenaya waxaan ku dhawaaqayaa in 8, Jan, 2024 ay doorasho dhacayso……\ …

25th September 2024  admin  

Maxay tahay sababta Laascoonood middi loogu dilay ayeeyo Soomaaliyeed oo 75 jir ah? Waxaa magaalada Laascaanood ka dhacay dhacdo hadal hayn dhalisay oo ku saabsan haweeneey da’ ah oo la sheegay in Minid lagu lagu dilay. Dhacdadaan ayaa horseedday muran …

25th September 2024  admin  

Maxaa sababay ololaha ka dhanka ah Biden ee ay wadaan Muslimiinta iyo Soomaalida Mareykanka? Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala socda lix gobol ayaa wacad ku maray inay abaabuli doonaan bulshooyinka Islaamka si ay uga soo horjeensadaan dib u doorashada …

25th September 2024  admin  

WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod …