26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaanada Soomaalida Kenya oo xadgudub ku tilmaamay is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland

Xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamanka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari Kenya, oo maanta kulan isugu yimid ayaa xadgudub iyo gardarro ku tilmaamay tallaabadii uu dhowaan Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia uu is-afgaradka kula galay madaxweynaha Somaliland.

Xildhibaanad ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia inay qaddariso qaranimada, xuduudaha dhuleed iyo madax-banaanida Soomaaliya. Waxay sidoo kale u soo jeediyeen Ethiopia in ay ka laabato tallaabadaas.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrintan ka wareysta Dr. Aadan Keynan oo ah xildhibaan ka tirsan baalamanka Kenya, kana mid ahaa xildhibaanadii maanta ku kulmay Nairobi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*